455,778 unique visits
Navigation
Home
Discussion Forum
Web Links
News Categories
Contact Us
Photo Gallery
Search
The Kroax
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM
Somali Links
Somlove.com2726
Allidamaale1698
Allmuqdisho2202
Aminarts4260
Arrimaha1338
Balanbal1382
Banadir24.com2497
Bclub19.com958
Berberanews1325
Bulshoweyn2756
Calanka1961
Cammaara1878
Dadnimo2431
Dayniile4364
Falaar1940
Gedonet2350
Gedoonline2355
Halganka.net10491
Hiiraan900
Hillaac.net4742
iiRoon2968
Jowhar1483
Keynanfone1453
Ladaneey3631
Markacadey.net4179
Midnimo.com2695
Mustaqbalka1885
Qarandoonnet1630
Qaranimo2181
RadioMuqdisho865
Shaaciye4956
Somalifans.net1923
Somalilandinfo1089
Somalipress1081
Somaliweyn3339
Somvid.com768
Soomaalidamaanta3884
Warsheekh3671
Xifdinta2139
Xoghaye2156
Xogta3297
Shoutbox
Name:

Message:

Validation Code:


Enter Validation Code:



hanahmed
05/09/2010 05:24
shacabka dhibka ayaga ayaa masuul ka ah

luul
04/09/2010 23:19
asc bahda dhacdo waxaan idiinka codsaneeynaa markaad sheegeysaan aqbaarta inaad soo dhameestirtaa aad ogaataan qofka la diley magacyadooda sababtoo ah dadkeena ayaa soomaaliya ku nool waan ka naxnaa m

burun estetigi
04/09/2010 22:07

Rino
04/09/2010 08:03
A.s/c

Zakki
03/09/2010 22:56
Asc dhacdo away balan qaadkiini casharada diiniga ahaa ee aad balanqaadeen bisha ramadaan

zaki boy
03/09/2010 15:10
good website dhacdo.com i like it.

jama uk
31/08/2010 17:22
Thanks thz web his active work

Maamulka Dhacdo
11/08/2010 09:04
Asc wr wb, waa mamulka Dhacdo, Bisha Ramadan oo dhan waa soo gudbin doonaa Qisada asxabta Insha'Allah ee sidaasi ula socda.

YARE
11/08/2010 08:51
Dhacdo waxaa idinka codsaneynaa inaad maalin kasta soo daysan siirada Nabiga(scw) iyo qisooyinka asxaabta inta lagu jiro bisha barakeysan ee ramadaan Wabilaah Towfiiq

Cobra
10/08/2010 23:30
RAMADAAN MUBAARAK TO ALL MUSLIMS





Banaan baxyo gil-gilay magaaladda Boorama ee gobolka Awdal “Sababtu Maxay Tahay”
Madaxweynaha cusub ee Somaliland Axmed Silaanyo oo dhawaan loo-soo doortay madaxweynaha dowladda aanan weli la-aqoosan ee Somaliland ayaa durbaba lagu bilaabay sawaxan iyo buuq ka dhan ah madaxtimimada u curatay.

Banaan-baxyo waaweyn ayaa gil-gilay magaaladda Boorama ee gobolka Awdal, iyadoo ay shacabka reer Boorama u cuntami weyday, saamiyadda uu madaxweynaha siiyay, iyagoo sheegay inuu madaxweynaha ka leexday tubtii cadaaladda aheyd.

Shacabka reer Boorama ayaa sheegay in madaxweyne Siilaanyo uu siiyay wasiiro aad u tiro yar, isla-markaana waxay sheegeyn inay doonayaan inuu qorshahaasi wax ka badalo.

Ciidamadda ammaanka ee magaaladda Boorama oo aad u adkeynaayay ammaanka ayaa xabsiga u taxaabay dad tiradoodu lagu sheegay in ka badan shan ruux, kuwaa oo laga dheehan karay sida ba’an ay uga soo horjeedaan tira-yar ee wasiiradda la-siiyay.

Sidoo kale ciidamo fara-badan oo ka yimid dhanka magaaladda Hargeysa ayaa lasoo dhoobay magaaladda Boorama ee gobolka Awdal, kuwaa oo la-sheegay in lasoo diray sidii ay ku joojin lahaayeen banaan-baxyadda xoogan ee ruxay qeybaha kala duwan ee magaaladda Boorama.

Dhanka kale dadweynaha ku nool magaaladda Boorama oo la-hadlaayay warbaahinta ayaa madaxweynaha ku eedeeyay inuu ku dhaartay cadaalad iyo sinaan, isla-markaana wuxuu durbaba ka leexday bay yiraahdeyn balan-qaadkii uu horey u shaaciyay.

Si kastaba ha’ahaatee banaan baxyadda ka soconaaya magaaladda Boorama ayaa waxay iminka noqdeyn kuwa istaagay, kadib markii ay magaaladda soo dhoobteyn ciidamo xoogan oo ka yimid dhanka magaaladda Hargeysa.


Nagala Soo Xiriir dhacdo@hotmail.com ama dhacdo@gmail.com




Comments
#1 | wd on August 01 2010 21:18:13
Cast Iron Cookware products, articles, information, advice, resources, coupons and discounts. Find everything on Cast Iron Cookware in one spot!We also
designer handbags
Enamel Cookware
Aluminum Cookware
vibram five fingers
coach outlet
women purse wholesaleBuy more send more. There are many preferential policies. Welcome to buy
#2 | louisvuittonhandbag on August 09 2010 05:46:08
Several men say that purchaseLouis Vuitton Zippy Wallet is one way to follow a female. How canLouis Vuitton Pochette Walle realized men's envisage of marring a lover? And the separate of men is proper large than the wares of women, which way statesman and author men give beautify the bachelors who can't comprehend woman. Weisman said: Men are 10 times more afraid of marrying the unjust someone than of never deed married at all. The position becomes writer and statesman sober made by the collection instability. How to deed a wife has transform one hot matter among men. DoLouis Vuitton Pochette Wallet work? No man can gain a hope that he can wed a lover only by buyingLouis Vuitton Pochette Wallet orLouis Vuitton Porte Valeurs Organizer. But maybe it truly entireness in whatsoever situations, which depends on the lover whom the man is chasing. If the fille is one of the addicts ofLouis Vuitton 6 Key Holder, the way of sending the filleLouis Vuitton 4 Key Holder would apply. But when a man is chasing a girl who is very nonindulgent, then the way is not a rattling suited way. Men should copulate that a concrete better girl is a miss who can reserve much money for ancestry or for others, but not only herself. Men should wide eyes countrywide to hit a wonderful woman who isvery pro-familyLouis vuitton. To happen a relative who is a rattling unattractive and humiliated mortal is rattling big. Every man knows theLouis Vuitton Key And Change Holder that staying one is outperform than finding a worseLouis Vuitton XXL. A watched pot never boils. That is the spot of men to romance a partner. And we can't never say that if a missy who are inclined of buyingLouis Vuitton XXL is a bad woman.
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.








Ads
Users Online
Guests Online: 9

Members Online: 0

Total Members: 29
Newest Member: Abu-muscab