Madaxweyne Shariif oo qaati xoogan ka joogga xoogaga Al shabaab iyo Xisbul Islaam “Warbixin xasaasi ah”
Madaxweynaha dowladda kmg ee Soomaaliya Shariif Shariif Axmed ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho, iyadoo uu isla-maantaba uu shir jaraa’id ku qabtay gudaha magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho.
Mudane Shariif ayaa shirkiisa maanta ku weeraray xoogaga hubeysan ee kasoo horjeeda dowladda uu hogaamiyo, isla-markaana wuxuu carabka ku dhuftay inaanan loo-dul qaadan karin qalalaasaha ay dowladiisu ku hayaan.
Madaxweyne Shariif oo laga dheehan karay caro ba’an oo ka dhan ah xoogaga mucaaradka, ayaa wuxuu sheegay in ummadii Soomaaliyeed ay iminka mareyso marxaladda tii ugu darneyd ebid, isla-markaana waxaa loo-baahan yahay buu yiri wax-qabad dhab ah.
Sidoo kale wuxuu sheegay in qorshaha dowladda uu yahay sidii ay ku bad baadin laheyd shacabka dhibaateysan, waxaana loo-baahan yahay buu yiri, inay dowladda uga taqlusto mucaaradka.
Madaxweynaha dowladda kmg ee Soomaaliya oo aan maanta waxba ula harin xoogaga hubeysan ayaa wuxuu si hoose u iclaamiyay dagaalo ka dhan ah, isagoo qorshahiisu uu yahay sidii uu gacanta ugu dhigi lahaa caasimadda.
Dhanka kale warar hoose ayaa waxay sheegayaan in madaxweyne Shariif uu weji gabax xoogan kala kulmay shirkii dhawaan wadamada Midowga Afrika uga soconaaya caasimadda dalka Uganda ee Kamapla, iyadoo ay madaxweynaha u suurta geli weyday wax yaabihii uu ka filaayay Midowga Afrika.
Sidoo kale dadka odoroso siyaasadda dalka Soomaaliya ayaa waxay sheegeyn inay aad u adag tahay sidii lagu tir tiri lahaa Xarakada Al shabaab, bacdamaa ay yihiin koox mideysan, isla-markaana waxay sheegeyn inaysan taasi sahlaneyn.
Si kastaba ha’ahaatee xaaladda Soomaaliya waa Allow Sahal, mana jirto kooxo u istaagay sidii waan-waan lagu kala dhex lahaa, kooxaha iskugu mindiyo soofeysanaaya caasimadda dalka Soomaaiya ee Muqdisho.
Nagala Soo Xiriir dhacdo@hotmail.com ama dhacdo@gmail.com
So enjoy different shapes and different colors on you, even you can try the extravagant designer eyeglasses.Eye doctors see many disorders which require surgical treatment because this is their specialty.Colorful eyeglasses online, Owing to its extensive use in the lives of millions of people around the world and the role it plays in overall looks to the individuals the cheap eye glasses have flooded the world market.
#3 | louisvuittonhandbagon August 09 2010 05:47:03
Several men say that purchaseLouis Vuitton Florin Wallet is one way to follow a female. How canLouis Vuitton Zippy Wallet realized men's envisage of marring a lover? And the separate of men is proper large than the wares of women, which way statesman and author men give beautify the bachelors who can't comprehend woman. Weisman said: Men are 10 times more afraid of marrying the unjust someone than of never deed married at all. The position becomes writer and statesman sober made by the collection instability. How to deed a wife has transform one hot matter among men. DoLouis Vuitton Card Holder work? No man can gain a hope that he can wed a lover only by buyingLouis Vuitton Checkbook And Card Holder orLouis Vuitton Multiple Bill Holder. But maybe it truly entireness in whatsoever situations, which depends on the lover whom the man is chasing. If the fille is one of the addicts ofLouis Vuitton Snapped Billfold And Coin Purse, the way of sending the filleLouis Vuitton French Purse would apply. But when a man is chasing a girl who is very nonindulgent, then the way is not a rattling suited way. Men should copulate that a concrete better girl is a miss who can reserve much money for ancestry or for others, but not only herself. Men should wide eyes countrywide to hit a wonderful woman who isvery pro-familyLouis vuitton. To happen a relative who is a rattling unattractive and humiliated mortal is rattling big. Every man knows theLouis Vuitton Billfold With 6 Credit Card Slots that staying one is outperform than finding a worseLouis Vuitton Zipped Compact Wallet. A watched pot never boils. That is the spot of men to romance a partner. And we can't never say that if a missy who are inclined of buyingLouis Vuitton Pochette Wallet is a bad woman.
designer handbags
Enamel Cookware
Aluminum Cookware
vibram five fingers
coach outlet
women purse wholesaleBuy more send more. There are many preferential policies. Welcome to buy