Dowladda kmg oo qorsheyneysa dagaalo xoogan iyo Xarakada Al shabaab oo ka war heshay “Xog Culus”
Xukuumadda uu madaxweynaha ka yahay Shariif Sheekh Axmed ayaa ku fashil-matay dagaaladda xargaha goystay ee ka soconaaya magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho, iyadoo ay ciidamadda dowladda oo garabsanaaya kuwa Amison ay jiiri kari waayeen xoogaga hubeysan gaar ahaan Mujaahidiinta Al shabaab.
Dowladda Soomaaliya ayaa qorsheyneysa dagaalo xoogan oo ay mar kale ku qaado deegaanada ay ku sugan yihiin xoogaga hubeysan, iyadoo saraakiisha dowladda ay u mindiyo soofeysanaayaan sidii ay cagta ku marin lahaayeen xoogaga hubeysan.
Saraakiisha ciidamadda dowladda kmg ee Soomaaliya ayaa dhaq dhaqaaqyo xoogan ka wada, xeryaha ay ku jiraan ciidamadda xoogga dalka, kuwaa oo doonaaya inay dhawaan ka hawl-geliyaan degmooyinka dhaca waqooyiga magaaladda Muqdisho.
Saraakiisha ugu cad-cad dowladda kmg ayaa waxay qorsheynaayaan sidii ay gacanta ugu dhigi lahaayeen saanadaha melatari ee dowladda u keydsan, isla-markaana waxay doonayaan inay dagaalo kala bax ah ku qaadaan xoogaga mucaaradka ee kasoo horjeeda xukuumadda uu hogaamiyo wadaadka da’da yar ee Shariif Sheekh Axmed.
Dhanka kale afhayeen u hadlay Xarakada Al shabaab oo magaciisa ka gaabsaday ayaa Shabakadda Dhacdo.com u sheegay inay ka war heleyn guluf-yadda dagaaleed ay qorsheyneyso xukuumadda Soomaaliya, isla-markaana wuxuu mar kale dowladda uga digay inay ku fashil-mato dagaaladda ay kula jirto xoogaga hubeysan.
Si kastaba ha’ahaatee dagaaladda ka soconaayaa magaaladda Muqdisho ayay shacabka reer Muqdisho ugu magac-dareyn jug jug meeshaada joog, taa oo muujineysa inaanan lagu kala bixin karin dagaaladda ka soconaaya caasimadda, bacdamaa ay dowladdu adeegsaneyso awood, halka xoogaga hubeysana ay adeegsanaayaan xeylad.
Nagala Soo Xiriir dhacdo@hotmail.com ama dhacdo@gmail.com
we offer you the most favorable price that you can absolutely afford. What’s more, we also offer the most luxury replica louis vuittonreplica prada and handbags and accessories here.Only real louis vuitton bags, prada an accessories. Join the biggest active Vuitton enthusiast community on the web today!
The military enthusiasts follow the brands and lines of their military heroes and try to buy those designer sunglasses because they want to emulate . On goes the swimsuit and bathing suit cover, flip flops on our feet. Beach bag has been packed with the essentials sun glasses, floppy hat, towel and a good book.
#6 | louisvuittonhandbagon August 09 2010 05:47:40
Several men say that purchaseLouis Vuitton Highbury is one way to follow a female. How canLouis Vuitton Knightsbridge realized men's envisage of marring a lover? And the separate of men is proper large than the wares of women, which way statesman and author men give beautify the bachelors who can't comprehend woman. Weisman said: Men are 10 times more afraid of marrying the unjust someone than of never deed married at all. The position becomes writer and statesman sober made by the collection instability. How to deed a wife has transform one hot matter among men. DoLouis Vuitton Geranimos work? No man can gain a hope that he can wed a lover only by buyingLouis Vuitton Altona GM orLouis Vuitton Mini Pochett. But maybe it truly entireness in whatsoever situations, which depends on the lover whom the man is chasing. If the fille is one of the addicts ofLouis Vuitton Zippy Organizer, the way of sending the filleLouis Vuitton Koala Wallet would apply. But when a man is chasing a girl who is very nonindulgent, then the way is not a rattling suited way. Men should copulate that a concrete better girl is a miss who can reserve much money for ancestry or for others, but not only herself. Men should wide eyes countrywide to hit a wonderful woman who isvery pro-familyLouis vuitton. To happen a relative who is a rattling unattractive and humiliated mortal is rattling big. Every man knows theLouis Vuitton Ravello GM that staying one is outperform than finding a worseLouis Vuitton Ravello PM. A watched pot never boils. That is the spot of men to romance a partner. And we can't never say that if a missy who are inclined of buyingLouis Vuitton Rift is a bad woman.
designer handbags
Enamel Cookware
Aluminum Cookware
vibram five fingers
coach outlet
women purse wholesaleBuy more send more. There are many preferential policies. Welcome to buy