Ciidamadda ammaanka ee dalka Faransiiska oo ku hubeysnaa qeybaha kala duwan ee wax yaabaha lagu baari karo, fal dembiyeedka noocaanoo kala ah, ayaa waxay soo gaareyn gurigii ay haweeneydaasi ku nooleyd, waxayna sheegeyn inay tahay hooyada adduunka ugu xaasid-san.
Dhanka kale ciidamadda ammaanka ayaa wareysiyo kala duwan la-yeeshay, dadkii dariska la-ahaa haweeneydaan, waxayna sheegeyn inay aheyd qof wanaagsan, misana ku wanaagsan bay yiraahdeyn daris wadaaga, hase yeeshee waxay sheegeyn inay ku kacday fal aad u fool-xun.
Si kastaba ha’ahaatee Dominique Cottrez ayaa iminka loo-taxaabay xabsiga, lamana oga waxa uu noqon doono xukunka lagu qaadi doono, hase ahaatee shacabka Faransiiska ayaa waxay codsanaayaan in lagu xukumo xabsi daa’in, si aysan mar kale u dhicin falkaan oo kale.
asc oo hoogtada xaasid sana teda kale nasiib badana oo hadana nasiib xuma 8 caruur ah halmar wada hel inta badan waxay qadata waqti badan ayadana waxay ku heshay hal mar lakin nasiib xumo iyo imaan la,aan bay is kaga dishay illahow imanka iyo islaam nimada aad nagu galadaysatay nagu sug oo nagu dil oo diig dad hana galinin lakin i iwsh in an aniga heli laha 8 caruur ah oo halmar ah illah ha i siyo amiin amiin amiin reer dhacdo iyo inta webka so gashow amiin i so dhaha thanks all
waaa meesha ku qoran ban la yaabanahay oo farta ingiriiska ah cristaan iyo waxas bee ka shee keenee dhacdo .com dad fiican baaba tihiin see waxaan mesha ku soo galeen