Wiil Yar oo kasoo dhacay dabaq dheer oo ka kooban 16 biyaano, misana aanan waxba soo gaarin “Dhacdo Cajiib ah”
Wiil 15 jir ah oo u dhashay dalka New Zealand, kuna noolaa magaalada Auckland ayaa kasoo dhacay dabaqa 16-aad ee ku yaalay biyaanadii ay dagnaayeen, hase ahaatee waxba muusan soo gaarin oo wuu ka badbaaday, islamarkaana wuxuu kusoo dhacay dhacay meel laami ah oo loogu talla galay in gawaarida la dhigo.
Nin degan dabaqa 9-aad oo arkay wiilkan oo hoos u sii dhacaya ayaa booliska dalkaas u yeeray, iyagoo durbaba yimid, balse waxay la-kulmeyn dhacdo cajiib ah, kadib markii ay arkeyn wiilkii yaraa oo aanan waxba qabin, hase yeeshee waxaa soo gaaray waxaanan waxba aheyn, waxayna geeyeen goobaha caafimaadka.
Haweenay shaqaale u aheyd qoyska wiilkan yar ayaa sheegtay inay aad u naxday markay aragtay wiilkii oo darishada ka dhacay, waxayna u qeylisay si’aad ah iyadoo ooyin la fariisatay isla meeshii.
Waxay saxaafada u sheegtay inay aad uga naxday dhicitaankiisa, iyadoo ka baqaysay in waalidkiisa u qabsado dhicitaankiisa, haweeneydaan ayaa sheegtay in wiilkan uu Alle bad baadshay, isla-markaana wuxuu u soo diray bay tiri malaa’ig si’ay u bad baadshaan.
Booliska dalkaasi ayaa sheegay in wax lala yaabo ay tahay inuu wiilkan ka badbaado dhicitaankaasi, iyadoo kal hore ay haweenay kasoo dhacday dabaqa 5-aad ee isla dabaqadaas, hase ahaatee maysan bad baadin oo durbadiiba way geeriyootay.
Madiina Maanka
London, UK
Isha Dhacdooyinka Caalamka
Dhacdo.com
Nagala Soo Xiriir Dhacdo@hotmail.com ama dhacdo@gmail.com
Alle ayaa waxna Dila waxna Nooleeya hadii cirka lagaa soo tuuro Alle ayaa wax dila waxna badbaadsha waxaana waajib nagu ah in aan qalbigeena Yaqiinta gelino yacni maanta wax walba waa noo qoranyihiin balse sabab ayaa jirta Dabka wax ma gubo hadii Alle awsan amar ka haysan mindida wax ma birayso hadaysan Alle amar ka haysan isla markaana Xabada wax ma disho hadyy aysan Amar ka haysan Nabi Ibraahiim cs Dab ayaa lagu riday waana ka badbaaday waxaana aw Alle dabka uga dhigay Naxariis Ibraahim cs waxaa aw yiri 40 beri aan dabka ku jiray ayaa nolashayda ugu macaaneed uguna raaxo badneed ''Qiso yar'' waqtigii Dawladii siyaad bare dhacday uu wadankii qofwalba qori qaatay ayaa walaakeey iyo ina adeerkeey iyo nin kale waxaa qabte iyagoo meel lugaynaa Miyi ah Jabhadii Dawlada ku kacsaneed markaa ayaa Taliyihii ciidanka mid kamida ciidankiisa ayuu ku amray in aw raga dilo ninkii ciidanka ahaa markii aw sedexdii nin ee 2 ila dhalatay midna saaxiibkooda ahaa aw dili rabay uu qorigii ku rid maagay ayaa qorigii'' Ka katibay'' yacni u dhici waaye sedexdii nin Nasiib darro mar kay xaaladaas arkeen horta labadii ila dhalatay nolashii ayay ka sabreen inkastoo waqtigodii dhamaay dhulka ayay isku tuureey kii aan ila dhalan ee sxbkood ahaana waa cararay ninkii markii aw qorigii samayste ee aw qasnad cusub gashte ayaa 2 ila dhalatay uu dhulka yaal iyagoo miyir la, xabadihii ku bil bilay yacni ku shaq shaqay halkii ayayna ku dhinteen halka ninkii kalana aw cararay inta ninkaan qoriga samaysanaaye ninkaasna ani waan la kulme uu isagaa iiga sheekeeyay siday wax u dhaceen .. Alla dilaa dhinta Alla daayaa Noolaada''
ASWRWB WAA RUNTAA GUURE ILAAHEEY WALAALAHAA GACAN KA XAQ DARAN AA DISHEE HA U NAXARIISTO OO JANNADII HA UGU BISHAAREEYO MAANTANA SAAS AYAA DAD FARABADAN OO MASAAKIIN AH OON WAXBA GALABSAN LOO LAYNAYAA ILAHEY UMADDA CAQA HA TUSO AAAMIIN
as c alla wax dilo allaana wax nooleyow a arunta walaal ilaaheyna jano fardoowso hageyo walaahaa dhinteen gacan ka xaqdaran ba adishee wlhi tasmid lamida aba manata socoto ilaahey hanaga qabtee aamiin
nin kii uu alle dila un baa dhin ta walaalayaal oo wiilkaan waa wiil uu alle badbaadiyay oo malaa ig u soo diray eebe waxaana oron lahaa galada ta ha kuwana qaateena kolee ma waana qaadanayaan