465,912 unique visits
Navigation
Home
Discussion Forum
Web Links
News Categories
Contact Us
Photo Gallery
Search
The Kroax
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM
Somali Links
Somlove.com2788
Allidamaale1736
Allmuqdisho2258
Aminarts4321
Arrimaha1366
Balanbal1399
Banadir24.com2554
Bclub19.com983
Berberanews1349
Bulshoweyn2815
Calanka2081
Cammaara1907
Dadnimo2468
Dayniile4497
Falaar1977
Gedonet2435
Gedoonline2405
Halganka.net10907
Hiiraan951
Hillaac.net4879
iiRoon3028
Jowhar1578
Keynanfone1483
Ladaneey3709
Markacadey.net4259
Midnimo.com2744
Mustaqbalka1930
Qarandoonnet1663
Qaranimo2221
RadioMuqdisho910
Shaaciye5083
Somalifans.net1949
Somalilandinfo1116
Somalipress1106
Somaliweyn3421
Somvid.com786
Soomaalidamaanta3974
Warsheekh3750
Xifdinta2167
Xoghaye2204
Xogta3368
Shoutbox
Name:

Message:

Validation Code:


Enter Validation Code:



M.Tubeeye
08/09/2010 09:47
Tubeeye2008@hotmai
l.com

Dirham
07/09/2010 17:33
Horta somalia markan aniga xukumi lahaa ayaa dhiman markeyga hadey iso marto fursadas aniga iyo marwadeyda waxan adi laheyn dibada si an u so helno dolar anago ku qarabaneyna magaca somali kuxkuxkuxku

Anisa
07/09/2010 15:57
Asc maxamed jacelow wa runta walakay intena wax garadka ah aynu wax ka qabano

Maxamed jaceelow
07/09/2010 15:42
Asc dhamaan umada somaliyed inta dhig damqanaayo leh way fahansanyihiin cida mas'uulka ka ah gumaadka shacabkena ee an hurdada ka kacno oo an u istaagno in an badbadinaa shacabka intisa hartay (m.

Maamulka Dhacdo
11/08/2010 09:04
Asc wr wb, waa mamulka Dhacdo, Bisha Ramadan oo dhan waa soo gudbin doonaa Qisada asxabta Insha'Allah ee sidaasi ula socda.

YARE
11/08/2010 08:51
Dhacdo waxaa idinka codsaneynaa inaad maalin kasta soo daysan siirada Nabiga(scw) iyo qisooyinka asxaabta inta lagu jiro bisha barakeysan ee ramadaan Wabilaah Towfiiq

Cobra
10/08/2010 23:30
RAMADAAN MUBAARAK TO ALL MUSLIMS

Cobra
10/08/2010 22:58
Goole sxb ilmahaga hoyadod waxey shegtay in aad guriga ka soo burisay lols

smahan
10/08/2010 22:33
walaal caruutada hooyadood gormay kaa halowday

goole
10/08/2010 22:29
webka waan salaamey waxaan rabaa in webka caruurtayda hooyadood laiiga raadiyo kkkk





Wiil shaqaale ahaa oo badbaadiyay nin uu alaab u keenay “Arin Layaab Leh”
Christopher Wuebben waa 22 jir kana soo jeedo Illinois balse hataana dagan gobolka Colorado, ayaa noqday wiil caan ka ah magaaladaas kadib markii uu badbaadiyay oday wadnaha istaagay oo uu gurigiisu keenay Pizza.

Wiilkan oo ka tirsanaan jiray militariga Maraykanka soona qaatay waxbarashada caafimaadka deg dega ah ee ku saabsan badbaadinta dadka khatarta ku jira ayaa shaqadii uu hayay horay looga ceyriyay maadaama ay shirkada uu u shaqeynayay ay awoodi weysay inay shaqaale badan u sii joogaan dhaqaale xumo awadeed.

Wuxuu isaga soo tagay Illinois isagoo yimid Colorado, halkaas oo uu shaqaale ka noqday isagoo dadka u geyn jiray dalabkooda cuntada loo yaqaano Pizza.

Maalin maalmaha ka mid ah ayuu reer u kanay dalabkoodii hase ahaatee markii albaabka laga furay ayaa waxa ka hortimid haweenay ooyneysa oo ku barooraneysa in odaygeedu u khatar ku jiro maadaama uu wadnaha istaagay.

Christopher ayaa u sheegay inuu tababar u haysto badbaadinta dadka wadnaha istaago Cardiac Pulmonary Arrest (CPC).

Wuxuuna bilaabay inuu badbaadiyo odaygii dhulka yaalay, Wax yar kadib waxa kusoo noqday neeftii waxaana loola cararay isbtitaalka.

Markii arintan saxaafada ka warheshay ayaa waxaa Christopher aad u amaanay shacabka reer Colorado, waxaana loogu yeeray shaqooyin badan oo isugu jira isbitaalo, badbaado, la dagaalanka dabka iyo shaqooyin kale.



Sundus Axmed "Sabiriin"
Minosoto, U,S,A
Isha Dhacdooyinka Caalamka
Dhacdo.com






Nagala Soo Xiriir dhacdo@hotmail.com ama dhacdo@gmail.com



Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.








Ads
Users Online
Guests Online: 15

Members Online: 1
Galkacal

Total Members: 29
Newest Member: Abu-muscab