465,732 unique visits
Navigation
Home
Discussion Forum
Web Links
News Categories
Contact Us
Photo Gallery
Search
The Kroax
Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM
Somali Links
Somlove.com2787
Allidamaale1733
Allmuqdisho2255
Aminarts4321
Arrimaha1366
Balanbal1398
Banadir24.com2554
Bclub19.com982
Berberanews1348
Bulshoweyn2814
Calanka2079
Cammaara1904
Dadnimo2466
Dayniile4494
Falaar1976
Gedonet2435
Gedoonline2403
Halganka.net10898
Hiiraan951
Hillaac.net4875
iiRoon3028
Jowhar1576
Keynanfone1483
Ladaneey3708
Markacadey.net4259
Midnimo.com2743
Mustaqbalka1930
Qarandoonnet1662
Qaranimo2220
RadioMuqdisho910
Shaaciye5079
Somalifans.net1949
Somalilandinfo1116
Somalipress1105
Somaliweyn3418
Somvid.com786
Soomaalidamaanta3973
Warsheekh3749
Xifdinta2166
Xoghaye2204
Xogta3368
Shoutbox
Name:

Message:

Validation Code:


Enter Validation Code:



M.Tubeeye
08/09/2010 09:47
Tubeeye2008@hotmai
l.com

Dirham
07/09/2010 17:33
Horta somalia markan aniga xukumi lahaa ayaa dhiman markeyga hadey iso marto fursadas aniga iyo marwadeyda waxan adi laheyn dibada si an u so helno dolar anago ku qarabaneyna magaca somali kuxkuxkuxku

Anisa
07/09/2010 15:57
Asc maxamed jacelow wa runta walakay intena wax garadka ah aynu wax ka qabano

Maxamed jaceelow
07/09/2010 15:42
Asc dhamaan umada somaliyed inta dhig damqanaayo leh way fahansanyihiin cida mas'uulka ka ah gumaadka shacabkena ee an hurdada ka kacno oo an u istaagno in an badbadinaa shacabka intisa hartay (m.

Maamulka Dhacdo
11/08/2010 09:04
Asc wr wb, waa mamulka Dhacdo, Bisha Ramadan oo dhan waa soo gudbin doonaa Qisada asxabta Insha'Allah ee sidaasi ula socda.

YARE
11/08/2010 08:51
Dhacdo waxaa idinka codsaneynaa inaad maalin kasta soo daysan siirada Nabiga(scw) iyo qisooyinka asxaabta inta lagu jiro bisha barakeysan ee ramadaan Wabilaah Towfiiq

Cobra
10/08/2010 23:30
RAMADAAN MUBAARAK TO ALL MUSLIMS

Cobra
10/08/2010 22:58
Goole sxb ilmahaga hoyadod waxey shegtay in aad guriga ka soo burisay lols

smahan
10/08/2010 22:33
walaal caruutada hooyadood gormay kaa halowday

goole
10/08/2010 22:29
webka waan salaamey waxaan rabaa in webka caruurtayda hooyadood laiiga raadiyo kkkk





Wiil Yar oo Arday ah oo is-dilay kadib markii uu garaacay macalinkiisa “Dhacdo Layaab Leh”
Rouvanjit Rawla oo ahaa 12 jir kana soo jeeday magaalda Kolkata ee dalka India ayaa is dilay kadib markii uu macalinkiisa qaraacay, iyadoo uu macalinku ahaa maamulaha iskuulka.

Rawla ayaa la sheegay inuu la yimid waxyaalo qarxo iskuulka isagoon garanayn waxa ay yihiin, kadib markii uu fasalka soo galay ayaa waxa arkay macalin, kaa oo arintaasi u gudbiyay maamulaha.

Maamulaha ayaa deedna Rawla ku khasbay inuu hor istaago caruurta iskuulka oo dhan, halkaas oo deedna ciqaab xun loogu geystay.

Rawla ayaa dareemay fadeexad iyo xanuun isagoo sidoo kalena lala dhacay ul xoogan ilaa ay dhabarkiisa ku kor jabtay, markii uu guriga tagay ayuu qolkiisa isku soo xiray deedna is dilay.

Waalidka dhalay wiilkan yar oo ay hal bil uga dhineed inuu 13 jirsado ayaa aad uga xanuunsanaya musiibada ku habsatay gurigooda.

Rawla waxaa ka weynaa labo canug, wiil iyo gabar kuwaas oo iyaga naftooda nacay guriga oo haatan la nool qaraabo iyo saaxiibo, Waalidka ayaa iyaga naftooda iska dhaafay shaqadii maadaama ay xanuun dartii tabar u waayeen.

Iskuulka uu wiilka dhiganaayay ayaa wuxu yahay iskuul caan ka ah magaaladda Kolkata, oo ay dhigtaan caruurta dadka dhaqaalaha leh, balse dhacdadaan ayaa waxaa caro ba’an ka nuujiyay dad badan oo reer India ah, iyagoo ugu yeeray dowladda inay wax ka badasho nidaamka macalimiinta caruurta dhib ugu geystaan marka ay dambiyo ku kacaan.


Sumaya Salaad
Borlange, Sweden
Isha Dhacdooyinka Calamka
Dhacdo.com



Nagala Soo Xiriir dhacdo@hotmail.com ama dhacdo@gmail.com




Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Name:

Validation Code:


Enter Validation Code:

Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.








Ads
Users Online
Guests Online: 9

Members Online: 0

Total Members: 29
Newest Member: Abu-muscab