Horta somalia markan aniga xukumi lahaa ayaa dhiman markeyga hadey iso marto fursadas aniga iyo marwadeyda waxan adi laheyn dibada si an u so helno dolar anago ku qarabaneyna magaca somali kuxkuxkuxku
Anisa
07/09/2010 15:57
Asc maxamed jacelow wa runta walakay intena wax garadka ah aynu wax ka qabano
Maxamed jaceelow
07/09/2010 15:42
Asc dhamaan umada somaliyed inta dhig damqanaayo leh way fahansanyihiin cida mas'uulka ka ah gumaadka shacabkena ee an hurdada ka kacno oo an u istaagno in an badbadinaa shacabka intisa hartay (m.
Magaaladda Muqdisho oo ay xalay ka dhacay Musiibo Rabaani ah “dhacdo xanuun leh”
Dhacdo xanuun badan ayaa xalay ka dhacay xaafadda Towfiiq ee degmada Yaaqshiid, kaidb markii weeraro madaafiic ah ay xalay ka dhaceyn caasimadda dalka Soomaliya ee Muqdisho.
Intii u dhaxeysay salaadii maqrib iyo salaadii cishaha aheyd, ayaa waxaa magaaladda Muqdisho ka dhaceysay madaafiic aanan dhagta la-qabto laheyn, kuwaa oo badankoodu ka imaanaayay dhanka ciidamadda Midowga Afrika ee Amison.
Shacabka ku haray degmada Yaaqshiid ayaa gurmad bili’aadanimo leh u fidiyay, iyagoo halkaasi ka daad gureeyay qoyskii masaakiinta ahaa ee halkaasi ku dhamaaday, isla-markaana waxay aad uga xumaadeyn gumaadka ay wadaan ciidamadda Midowga Afrika ee Amison.
Sidoo kale shacabka degmada Yaaqshiid ayaa aad u cambaareeyay falkaasi waxuushnimada leh, ayna ku kaceyn ciidamadda Midowgw Afrika oo iminka u muuqda kuwa magaaladda Muqdisho ka geysanaaya xasuuq ka dhan ah nabad ilaalin.
Dadweynaha ku dhaqan magaaladda Muqdisho, ayaa maanta isku aragti u weeraray una cambaareeyay ciidamadda Amison, waxayna sheegeyn in ciidamadda Amison ay garanaayaan halka ay joogaan xoogaga hubeysan, haddii ay doonayaan bay yiraahdeyn, may ku weeraraan goobaha ay joogaan, sidoo kale waxay sheegeyn in Amison ay wado gumaad xoogan oo lagu dhabar-goynaayo shacabka Muqdisho.
Dhanka kale dowladda kmg ee Somaliya ayaa dhacdadaan ka aamustay, oo maysan ka bixin ficil ay ku muujineyso inay aad uga xun tahay dhibaatada loo-geystay qoys masaakiin ah oo aan shaqo iyo shuqul toono ku laheyn, colaadaha ka soconaaya magaaladda Muqdisho.
Si kastaba ha’ahaatee dhacdadaan xanuunka badan ee ku dhacday qoyskaasi Soomaaliyed ayay reer Muqdisho ugu magac dareyn “Musiibo Rabaani ah”.
Nagala Soo Xiriir dhacdo@hotmail.com ama dhacdo@gmail.com
Maxaa lasugaa hee ma ala iska Celiyo Gaalada Sanka waa wayn iyo kuwa la socda ee Gaalada kale ah Gaal waa gaal ninkii dagaal u soo wata isagoo ku laynaa Muslimiinta kalena waa Gaal Xaqiiq ataa ayaa ah waxaan idiin sheegaa inta somalia wax aan dan uhayn isku haysato aya ala laynaa walaahi wabillahi wa tallahi Qandaraas ayaa lagu sooq aatay laynta shacabka waxa ala rabaa in Soomalai laga tirtiro Geeska africa Waqooyi iyo Bari Melez ayay hoos tageen Koonfurna wa ala mari waayay marka in la gumaado waaye si ay u qaxaan muqdishana u noqoto meel banaan war Soomalaida waa Jaahiliin waxna ma aqriyaan markaa ayay Shabaab afka lasoo taagayaan war sida isku dhaama meeshana ka kaca
yaa allah yaa rabi somalida oo dhan waa in fahman wax ay kukala gedisanyihiin ma jiraan alshabab iyo xisbul who and cidamada dowlada iyo kuwa saqiinta ah ee amisom dadaka masakinta ah ayey isku mid u dilaan .marka haba yarater wax faaiido ah oo ay umada uhayan kuligood yaa ii sheegi karo ama ay uqabteen haba yaratee?shariifk aba kada ka hor mar wax qabay.marla waxaa ugu xun alshabab iyo amisom iyo xisbiga wax u jeeda ah malahan oo aan dil aheyn waa wada manaxariistayaal.africanka waba la gartay askar dad an dadkoda ahayn diloowgood loo keenay waYe ee wasaqintan somalida ah hadi aysan wax tari karin dadka dilka iyo cadow aburka haka daayeen
inaalilaahi wainaa ileeyhiraajacuun
maxa loo dalaa war waanaka dhamaaday labadoodana waxba isma dhaamaan mana ku kalaraayaan cid cidka adk waa la wayay ee ilaahay ayaan sukeynaa hadaan nahay muslimiin ilaahoow noo soo gar gaar
inaalilaahi wainaa ileeyhiraajacuun
maxa loo dalaa war waanaka dhamaaday labadoodana waxba isma dhaamaan mana ku kalaraayaan cid cidka adk waa la wayay ee ilaahay ayaan sukeynaa hadaan nahay muslimiin ilaahoow noo soo gar gaar
INAALILAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN YAARABI YARAXMAAN
MUSiiBADAAN WAXAKA SHAQEYEY GAALOO DHAN ILINTINA WANAGA DHAMATAY YAN SU GAYNAAA ALAH CAZIIZA AYAN SUGAYNA NIN DANBA OO SOMALI WAXBA KA SUGI MAYNA ALAH HA NOORAXMADA WAY ISKA CADAHAY SHACABKA XAMAR DEGA KALIYA HALAGUMADA WAYA OGADA BARI AMA WAQOOYI IDINKANA HADAD KA AAMUSTEN DHIBATADA WALALIHIN IN AY BARI IDIN KUDHACAYSA WA 3DII DIBI EE LIBAAXU KALA QIYAMAY SIDI BAADNA KUSOCOTAN EE ISDABAQABTA CADOWGA IYO AJNABIGA KASARA WADANKA NINKAN MANTA CADOWGA KASARIN XAMARNA BARI HA UDIYAR GAROWBA ISNA DHIBKA WALALKI LAGU DILA LALA SUGAYAA MANTA WAMALIN MURUGA ILAHAY HANAGA SARA TAN
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
Allaha u naxariisto dadka ku dhintay muqdisho, qoriga hala qaato hala iska celiyo gaalada iyo ku wa gaalada u adeegaya
Eeg waxay ka cabanayeen dhowr qof oo ku dhintay Kampala bal eeg qoysaska dhan ee ay dabar doynayaan cadho alle idinku dhacday gaalo gaalo dhashay walee waa inoo colaad abid ah
asc wr wb akhyaarta iyo soomaali wayn oo dhan kadib shacabka somaliyeedoow qaas ahaan reer muqdishoow intii aad shabaab iyo xarako diinta ku qaraabato u taqaanaan culumo ama umosom aad u taqanaan nabad ilaalin ama aad dawlad aanba jirin u taqaanan dawlad noloshaas marugada badan ayaan ku jiraynaa dal iyo dibadba waxaan idiin dardaarmilahaa in aad rabi isu dhiibtaan taageertaan asaga oo kaliya kalana noqotaan taagarida aad u haysaan kooxaha kala gadisan ee ku soo qaatay xasuuqa umada soomaliyeed ee muslimiinta ah wa billaahi at-wfiiq
asc wr wb akhyaarta iyo soomaali wayn oo dhan kadib shacabka somaliyeedoow qaas ahaan reer muqdishoow intii aad shabaab iyo xarako diinta ku qaraabato u taqaanaan culumo ama umosom aad u taqanaan nabad ilaalin ama aad dawlad aanba jirin u taqaanan dawlad noloshaas marugada badan ayaan ku jiraynaa dal iyo dibadba waxaan idiin dardaarmilahaa in aad rabi isu dhiibtaan taageertaan asaga oo kaliya kalana noqotaan taagarida aad u haysaan kooxaha kala gadisan ee ku soo qaatay qandaraaska xasuuqa umada soomaliyeed ee muslimiinta ah wa billaahi at-wfiiq
asc wr abr salan gadib inna lillahi wa inna lillaahi raajicun ilahay samir haka siyo qoyska ku dhintay dagaalada muqdisho .
wali raja ayaa lee nahay hadaan gacmaha is qabsano waa la ogan kara mesha uu prblemka ka jiro lkn hadii saan lagu sii socdo waa kasoo daree lee