Madaafiic kusoo hoobtay Shingaani oo qasaaro u geystay dad rayid ah iyo dowladda oo Shabaab ku eedeysay
Dagaalo shalay galab ka qarxay degmada Boondheere ee magaaladda Muqdisho, ayaa waxay sababeyn qasaaro xoogan oo soo gaaray rayidka ku sugan degmada Shingaani ee gobolka Banaadir, iyadoo ay dowladda ku eedeysay xoogaga hubeysan ee ku kacsan.
Waxaa shalay galab dagaalo qaboob ay ka dhaceyn gudaha degmada Boondheere ee magaaladda Muqdisho, iyadoo uu u dhaxeeyay ciidamadda dowladda iyo xoogaga hubeysan ee ku kacsan dowladda.
Wuxuu ahaa nin booreysan oo basaasan, una dhashay baryari ay adagtahay inay isha si fiican u qabato jirkiisa. Hase ahaatee iyadoo ay taasi jirto, wuxuu haddana laayay boqol ka mid ah mushrikiinta/gaallada isu-soo-bax-dagaaleed, iyadoo aynan ku jirin kuwa kale ee uu ku laayay bartamaha dagaallada.
Yaa ka masuul ah dhiigga shacabka Muqdisho oo ku fatahaaya magaaladda Muqdisho “Fursadaan ka Faa’iideyso”
12-kii bisha barakeysan ee Ramadaan oo aanu iminka ku dhex jirno, ayaa waxay dhaq dhaqaaqa Xarakada Al shabaab ku baaqeyn dagaalo xoogan oo ay ugu magac-dareyn dhabar-goynta kuwa soo xad gubtay oo ay ula jeedaan ciidamadda Amisom, hadaba dagaaladaasi ayaa waxay sababeyn in ka badan 120 ruux oo dhimasho ah, halka dhaawacuna uu sii caga-cageynaayo in ku dhaw 300 oo ruux.
Dowlada Masar oo codsatay in la-joojiyo dagalaada xargaha goystay ee ka soconaya caasimadda Somaliya
Xukuumadda Masar oo dhawr jeer ka hadashay dagaaladda ka soconaaya magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho, ayaa markale maanta ka hadashay, iyadoo ku baaqday in la-joojiyo dagaaladda lagu cirib tiraayo shacabka masaakiinta ah ee reer Muqdisho.