14,451,936 unique visits
Navigation
Home
Discussion Forum
Web Links
Contact Us
Photo Gallery
Search
Music Videos
Ciyaaraha
RADIO








Radio
Click on a category to chose your favorite kind of radio

  • BBC Somali 04:00
  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM
Features














Somali Links
Warsantel11572
Laacib44283
Somlove.com19058
4somaliwomen12142
Afrikada903
Allbanaadir65535
Allidamaale13502
Allmarqaan6856
Allmuqdisho16468
Allsaxafada.com8259
Allsomali24.com13653
Allsomalia11556
Aminarts41045
Badweyn42823
Baledweyn11704
Banadir24.com26187
Banooni8606
Barigaafrika19746
Bclub19.com8086
Berberanews7646
Bulshada8874
Bulshoweyn65535
caalami8220
Camaloow11153
Cammaara12546
Ceelbaraf26023
Ceelcad4338
Ciyaarahamaanta8013
Codkadhalinta.com1259
Codkaqaranka.com 34770
Coomaad1426
Dadnimo12339
Dayniile65535
Dhaliye5313
Dhexdhexaad8147
Dhoobleey15143
Dowled3891
Fatxusalaam6968
Galgaduudnews10202
Garqaad3384
Gedonet15732
Gedoonline23688
Halganka.net43884
Hiiraan23390
Hillaac.net24400
Horumar22193
Horyaalada4055
Iftiimiye9508
iiRoon19312
Keynanfone8824
Kobciye13513
Laanta23179
Ladaneey19818
Luuqcapital2547
Maalin457
Magaalo9029
Markacadey.net40242
Markonews8021
Nala Qosol17133
Qansax9123
Qarandoon9273
Qaranimo23957
Radiokhaatumo.com7046
RadioMuqdisho50021
Rajo Qaran707
Saadaal14305
Shaaciye48569
Somalidamaanta50327
Somalifans.net9584
Somalilandinfo11841
Somalipress7468
Somaliweyn36961
Somalpost5385
Somvid.com6671
Wacadaraha1060
Warqaad49374
Warsheekh36853
Xaqiiqda11297
Xidigtanews9314
Xoghaye14090
Xogsheeg11836
Xogta16877



DEG DEG: Qarax culus oo ruxay Magaaladda Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay
Qarax culus oo baqdin xoogan ku beeray shacabka ku dhaqan Magaaladda Baydhabo ayaa wuxuu goor dhaw uu ka dhacay Magaaladda Baydhabo, iyadoo dhinaca kalana ay jiraan khasaarooyin kala duwan oo ka dhashay.

Qaraxaan oo loo-adeegsaday miinada nooca dhulka lagu aaso ee meelaha fog fog laga haggo, ayaa wuxuu ka dhacay Suuqa Sarifka ee Magaaladda Baydhabo, isla-markaana qaraxa ayaa waxa lala eegtay goob ay ka ag-dhawaayeen Ciidamadda Dowladda.

Jugta qaraxa oo si weyn looga naxay ayaa waxay Ciidamadda Dowladda afarta jiho ay u fureyn rasaas aan loo-meel dayin, iyadoo ay adag tahay in faah faahin sax ah laga haggo khasaaraha dhabta ah ee qaraxaasi ka dhashay, bacdamaa uu goor dhaw uun dhacay.

Wararka ayaa waxay sheegayaan in ugu yaraan ay qaraxaan ku dhinteen laba ruux, iyadoo tiro kalana ay ka soo gaareyn dhaawacyo kala duwan, isla-markaana qaraxaan ayaa wuxuu dhaliyay in lagu kala cararo Suuqa Sarifka ee Magaaladda Baydhabo.

Wararka ayaa waxay intaasi ku darayaan in qaraxa kadib uu hakad gallay isu socodka dadka iyo gaadiidka, iyadoo ilaa iyo haataan uu hakad ku jiro isu socodka dadka iyo gaadiidka.

Wakiilka Shabakadda Warbaahinta ee Dhacdo.com ee Magaaladda Baydhabo, ayaa wuxuu ku soo waramayaa in xaaladda Magaaladda Baydhabo ay maanta tahay mid aad u kacsan, balse wixii warar ah ee ku soo kordha kala soco wararkayna dambe.


Nagala Soo Xiriir dhacdo@hotmail.com ama dhacdo@gmail.com

Nagala Soo Xiriir dhacdo@hotmail.com ama dhacdo@gmail.com
Wararka iyo Dhacdooyinka Dunida kala soco Rajoqaran.com

Dhacdooyinka Caalamka Kala Soco Aduun.com

Post Comment
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Login
Username

Password



Forgotten your password?
Request a new one here.
Ads

Futures2












Shoutbox
You must login to post a message.

11/12/2012 23:37
Weli ina Godane beentii ayuu gurayaa. War nnku ma xishoodu miyaa?

450
13/05/2012 04:29
Saba7al full wa ray7an yaa Dhacdo.com Smile

352
18/03/2012 22:57
Asc walalaha somaliyed

360
12/02/2012 17:32
Bishaaro bishaaro websiteka dhacdo.com waa website yada caalamka loogu jecel yahay malinkastana kala soco caalamka oo dil isha warka xaqiiqada waa dhacdo.com adigoo ra'ayigaaga tijaabinaya booqo w

360
12/02/2012 17:23
Bishaaro bishaaro websiteka dhacdo.com waa website yada caalamka loogu jecel yahay malinkastana kala soco caalamka oo dil isha warka xaqiiqada waa dhacdo.com adigoo ra'ayigaaga tijaabinaya booqo w

layla
19/05/2010 16:49
inaabtiyalaal sidaan halkan uga dhigan karaa subjevt

Xarbi
18/05/2010 10:29
Anbo wan wayay horta sawirada samatarow

gulled
17/05/2010 09:34
sxbayaal ha nagu mashqulinee wap ee ka hadla toobiga jaceylkaa baryahaan danbe waa la ii hayaa gabar inta ku jirta ayaa laa ii hayaa

Samatar yare
17/05/2010 08:11
Wah wah waxana ka web ah

nacima
16/05/2010 12:40
wow waan ku halkin kasi wada Pfft